Golaha Wasiirada oo magacaabay taliyeyaal ciidan oo uu ku jiro taliyaha rasmiga ah ee NISA

Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Booliiska Iyo Asluubta. Golaha wasiirrada oo ka jawaabaya soo jeedinta wasaaradaha difaaca, amniga gudaha iyo cadaallada ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay magagaabista taliyayaasha ciidanka. Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa loo magacaabay … Continue reading Golaha Wasiirada oo magacaabay taliyeyaal ciidan oo uu ku jiro taliyaha rasmiga ah ee NISA